Description
Malab Dabiici ah – 500g
Soo saare: NAAFIC OIL FACTORY
Sharaxaad:
Malabka NAAFIC waa malab saafi ah oo aan lagu darin waxyaabo kale. Waxaa laga soo guray beero ubaxeed nadiif ah, iyadoo la ilaalinayo tayadiisa, dhadhankiisa, iyo nafaqooyinkiisa dabiiciga ah. Waa doorashada ugu fiican ee caafimaad, dhadhan iyo daryeelka jirka.
Astaamaha ugu muhiimsan:
-
✅ 100% saafi ah, aan lagu darin sonkor iyo biyo
-
✅ Ku habboon cabitaanka shaaha, cuntooyinka, iyo daawo dhaqameedka
-
✅ Ka buuxa antioxidants iyo enzymes dabiici ah
-
✅ Ku fiican difaaca jirka iyo tamar kordhinta
-
✅ Dhalada 500g – isticmaalkiisu waa fudud yahay
Faa’iidooyinka:
-
Waxay xoojisaa hab-dhiska difaaca
-
Waxay yaraysaa daalka iyo xanuunada qaboobaha
-
Waxay caawisaa dheefshiidka iyo daryeelka maqaarka
Cabirka: 500g
Soo saare: NAAFIC OIL FACTORY
Reviews
There are no reviews yet.